Taliyaha ciidanka militeriga, Sarreeye gaas Nuux Ismaaciil Taani ayaa ka warramay barnaamijka carbiska dhallinyarada ee shaqo qaran oo muddo bilo ah ka socday deegaanka Darar-weyne ee dhinaca waqooyi Bari kaga beegan caasimadda Hargeysa oo uu maanta Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi si rasmi ah u soo xidhay wejiga koowaad,

Comments

comments