Somaliland: Madaxweyne Farmaajo Oo Lagu Eedeeyey Inuu Jabhado Hubaysan U Samaystay Somaliland

Date:

Xukuumada somaliland ayaa shaaca ka qaaday in madaxweynaha soomaaliy aMaxamed Cabdilaahi Farmaajo uu jabhado hubaysan u samaystay somaliland.

Wasiirka arimaha gudaha somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in jabhadaas ay ku jiraan rag la garanayo waxaanu yidhi “Soomaaliya jabhado hubaysan oo rag la garanayaa ay ku jiraan ayaa Farmaajo u samaystay somaliland, cid dawlada Farmaajo mucaarid ku ah haday somaliland la kulanto dambi maaha.”

Dhinaca kale gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in xisbiga Ucid ka shaqaynayo sidii loo ridi lahaa dawlada Farmaajo ee soomaaliya ka talisa “Farmaajo jabhado ayuu noo samaystay anaguna si ilbaxnimo leh ayaanu mucaaridkooda ula sheekaysanaynaa anagu mucaarid ayaanu nahay, waanan u yeedhaynaa mucaaridkooda oo waxbaanu baraynaa, waxaanan ka shaqaynaynaa sidii looga takhalusi lahaa Farmaajo iyo wixii nagu xunba hadaanu nahay xisbiga Ucid.”

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...