Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa si adag u dhaliilay siyaasada arrimaha dibada Somaliland, isla markaana waxa ka hadlay xadhiga Xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiillada JSL, iyo kulanka Safiirka dawladda Ingiriiska iyo waliba khasaaraha ka dhashay roobab laxaad leh oo ka da’ay Hargeysa.