Somalia: Hay’adda NISA oo sheegtay in ay qabatay xubin ka tirsan Amniyaadka Al-shabaab

Date:

War ka soo baxay hay’adda Nabad-sugida Qaranka ayaa lagu sheegay in howlgal ay ciidamadu ka sameeyeen degmada Shibis ay ku soo qabteen xubin ka tirsan kooxda Al-shabaab u qaabilsan qaarajinta [Amniyaadka ]

“Ciidanka amniga ayaa gacanta ku soo dhigay Xubin Amniyaatka Al-shabaab ah oo ku sugnaa degmada Shibis, eedaysanahan oo ka howlgali jiray degmooyinka Yaaqshid iyo Heliwaa ayaa lagu tuhmayaa in uu ka danbeeyay dilal qorshaysan oo dad shacab ah loo gaystay ayuu lagu yiri War kasoo baxay NISA.

Balse hay’adda ma aysan shaacin magaca shaqsiga ay sheegeen in ay gacanta ku soo dhigeen, hasse ahaatee waxaa uu qeyb ka noqonayaa xubno horay sidan oo kale NISA u sheegtay in ay ku soo qabteen howlgalo kala duwan.

Dhinaca kale degmada Baardheere ee gobolka Gedo wararka ka imanaya ayaa sheegaya in halkaa ciidamada dowladda isku soo dhibeen labo sarkaal oo ka tirsanaa Ururka Al-shabaab oo ka howlgali jiray gobolka Gedo.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...