Ahmed Cabdi-Wali Ah Qasimi Oo Dhashay Dalka Yeman Aya Waxa U Lug Soo Maray In Ka Badan 50 Dal Isaga Oo La Lugeynayah Awr
Ahmed Cabdi-Wali ayaa Sheegay Inu Soo Marey Dalal Badan Sida Aad Dawan Doontaaan Waxaaanu Yidhi Sidan
Magacaaygu Waa Ahmed Cabdi-Wali Ah Qasimi , Waxaanan Ku Soo Wareega Dalal Badan Oo Aan Socod Ku Soo Maray
Socdaalkaygana Waxaan Ka Bilaabay Yeman Ila Ilaatariya Iyo Sudaan Iyo Hindia, Ciraaq, Itoobiya , South Africa Dalal Badan OO Kala Oo Aad Muuqaalka Ku Daawan Doontaan
Sida ayey Kugu Suurto Gashay inaad Lug Ku Soo Marto Waxaaso Dal?? Ahmed Cabdi-Wali Ah Qasimi Aya waxa u kaga Jawaabay inu badda oo kaliyah Doon U Raaco
Ahmed Cabdi-Wali Ah Qasimi Aya waxa Safarkiisan Ku Wahelin Doono abdi Qafar Oo Somaliland Ka Raacay Waxaanu Lug Ku Sii Marayah Gobalada Barigga Somaliland
Sido kala Waxa La Waydiiyey Ujeedada Socdaalkiisa Intaas Oo Dal Ku Soo Maray ?? Waxaanu Kaga Jawaabay Aqoon Kuradhsi Iyo Ku Cibro Qaadasho Barashada Bili Aadamka Iyo Dabeecada Oo Aan Wax Ka Qoro Una Sawirro
25 Sanno ayaan ku Wareegnah Daafaha Dunida 1 Saano Waanu Safarnah 3 Waanu Raaxaysanah Dadku Waxay Raacaan Gawaadhi Iyo Diyaarado Balse Aanu Awrtan ayaan Ku Safrah
Sido kala waxay wataan 2 Calan ee kala ah Somaliland Iyo Yeman Iyo Sido Kala Calaamada Ama Astaanta Shirkada Dahabshiil Group Oo U Sheegay Al-Qaasimi Inu U Ku Soo Arkay Guud Ahanba Dalalka Tirada Badan ee u Soo Maray ,Waxaanu Qaadanah Dal Kasta Oo Aanu Ku Suganahay Calankiisa Iyo Calanka Yeman. “Waayo Calanku Waa Nabad Cid Kasta Oo Nagu Aragtaanah Waxba Nama Yeesho,
Sido Kala Waxaaanu U Mahadnaqaynaha Xaaji Maxamed Siciid Du,ale Dahabshiil Iyo Shirkadihiisa Dahabshiil Group Oo Aanu Maalinti Ugu Horeysay U Tagnay Wax Weyn ayaanay Noo Tartay Oo Way Na Maal-galisay Dahabshiil,,
Dalaayadan Iyo Calaamada Magaca Shirkada Dahabshiil Group Waxa Aanu U Soo Qaadanay Waa Nooc Ka Mid Ah Shirkada
Sido Kala Waxa U sheegay Inu Ka Qayb Gali Doono Tartanka Baratanka Awrta Ee Ka Dhacay Magaalada Dubai