Madaxweynaha Soomaaliya Oo Dalka Itoobiya Kula Kulmay Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobey

Date:

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada Addis Ababa kulan gaar ah kula yeeshay xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guiteres oo ay ka wada-hadleen sidii loo sii xoojin lahaa wada shaqeynta dowladda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay.

Madaxweynaha waxaa kulanka dhankiisa ku wehlinayay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Axmed Ciise Cawad, Danjiraha Soomaaliya ee QM Abuukar Daahir Cusmaan Baalle, Danjiraha Soomaaliya ee Itoobiya/Midowga Afrika Cali Shariif Axmed iyo La-taliyaha Madaxweynaha Musane Balal Cusmaan.
Labada dhinac ayaa la soo sheegayaa inay ka wada hadleen xoojinta xidhiidhka wada shaqeynta dowladda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobey, kaddib markii 2dii bishii Janaayo ee sanadkan dowladda Soomaaliya Eriday ergeygii QM ee Soomaaliya Nicholas Haysom.

Antonio Guiteres ayaa sheegay in uu soo magacaabayo ergey cusub oo Qaramada Midoobey kala shaqeyn doona xidhiidhka Soomaaliya.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...