Qaar ka mid ah Xildhibaannada golaha deegaanka degmada Lughayah ee gobolka Awdal ayaa waxa ay ka hadleen xaalad maalmihii ugu dambayay ka taagnayd deegaanadooda, waxa ay wasiirka wasaaradda cadaalada Somaliland waxa ay ku eedeeyay inay isku hubaynayo laba beelood iyaga oo farriin u diray Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi,