Somaliland: “Samsam Wataa Cadaysaye Maxamuud Xaashi Ha La Waydiiyo 0-ka Milyan Ee Dollar “ Ex Badhasaab Mustafe Shiine

Date:

Badhasaabkii hore ee Gobolada Awdal iyo Maroode Jeex Mustafe Cabdi Shiine ayaa sheegay in la waydiiyo Wasiirkii hore ee Madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi lacagta daynta ah ee Xukuumadda Mauuse Biixi sheegtay inay Qaranka ka maqantahay. Waxaanu yidhi.

“Marwo Samsam waa taa diyaarka u ah inay hortimaado cid walba oo su’aal uga baahanee Maxamuud Xaashi hala weydiiyo daynta la sheegay ee 80milyan ah.” Sidaa waxa yidhi Ex Badhasaab Mustafe Shiine

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...