Somaliland: “Fashil Ayaa Ku Yimid Siyaasadii Arrimaha Gudaha Iyo Arrimaha Dibadda…” Guddoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Dayn 80 Milyan Ah Oo Doollar Ah Oo Ay Isku Wareejiyeen Xukuumaddihii Kala Dambeeyay Ee Xisbiga KULMIYE

Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa waxa uu ka hadlay xaaladda Somaliland marayso, abwaanno xukuumadda xabsiga u taxaabtay iyo 80 milyan ah xukuumaddihii kala dambeeyay ee xisbiga KULMIYE sheegeen inay isku wareejiyeen,