Daawo: Qoyska Ay Nimco Oo Cadeymo Cusub Keenay Iyo Suldaankii Guud Ee Beesha Yibraha Oo Hadley

Qoys-ka ay ka soo jeedo fanaanada Nimco Yaasin ayaa waxaa ay maanta warbaahinta kula hadleen magaalada Burco ayaa waxaa ay sheegen in ay hayaan cadeymo muujinaya in Fananadu ka soo jeeda Beesha Yibraha