Somalia: Guddoomiye Mursal oo sheegay in laga tanaasulay mooshinkii dhawaan laga keenay madaxweyne Farmaajo

Date:

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa qoraal ka soo baxay waxaa in markii uu dhinacyo badan ka eego mooshkii dhawaan laga keenay madaxweynaha dowladda Soomaaliya ugu danbeyntii go’aan lagu gaaray in laga tanaasulo mooshinka.

Qoraalka oo ahaa mid labo Bog ayaa lagu sheegay in mar ka dhinacyo badan laga eego mooshinka xiligan wax sharciyad ah u heysan la horgeeyo Golaha Shacabka, isaga oo dhinaca kalana u mahad celiyay xildhibaannadii markii horeba keenay soo jeedinta oo sida uu hadalka u dhigay ka tanaasulay xuquuq dastuuri ah oo ay lahaayeen.

Nuxurka ku jira Qoraalka ee meesha ka saaray mooshinka ayaa waxaa ka mid ahaa in 14 xubnood oo magacyadooda ku jiray liiska xildhibaannada soo gudbiyay mooshinka sheegeen in laga been abuuray iyo in dalku uusan laheyn maxkamad dastuur ah fasiraad ka bixisan marka ay jiraan xaaladan oo kale.

Dhinaca kale guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa ugu danbeyntii ku baaqay in deg deg loo dhiso maxkamad Dastuuri ah oo dowladdihii dalka isaga danbeeyay ka cag jiidayeen dhismaheeda.

Akhriso Qoraalka ka soo baxay guddoonka Golaha Shacabka :

 

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...