Shirkada Caalamiga Ah Ee Somsite Oo Ka Qayb Qaadatay Carwo Ganacsiyaadka Ka Furmay Somaliland
Shirkada Ugu Weyn Ee Sameysa Dhanka Websit Yada Ayaa Waxa ay Soo Bandhigtay Qiimo Dhisti Ugu Balaadhnayd Ee Iyada Oo Ka Dhigtay Boqolkiiba 40% aya sido kalah waxay sameysay adeegyo badan Oo Ay Ka Mid Yihiin Adeegyadan Hoos Ku Xusan
Shirkada Somsite aya Soo Bandhigtay Adeegyow Kala Duwan oo ay bulshada iyo macaamishadaba ku Raali Galinayso Waxanay Shirkadu soo Bandhigatay Adeegyow Kala ah Sidan
Hawa Hosting oo U Gaar ah Xawalada Gaar ahan Dumarka Oo Kaliyah Inta Ganacsiga Ku Dhex Jirtah iyo inta Bilowga ah
Adeegan aya waxa u ka Koobanaan Doona Domain Registrion iyo web Desing Casri ah Iyo Hosting Unlimted Ah
Iyo Adeeg Cusub Oo La Yidha Bussince Hosting Oo Ah
Sido Kala Adeega cusub Oo La Yidha Star Up Hosting
Shirkada Somsie ayaana waxa ay warbaahinta Siisay Muuqaalo Kala Duwan Oo Ayey Kaga Hadlayaan Qiimo Dhimista ay u sameysay websiyada ay sameynayso