Wasiirka cusub ee wasaaradda Maaliyadda Dr. Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay aqoontiisa xilka cusub ee loo magacaabay, waxaanu uu sheegay in cashuurtu saldhig u tahay dawladnimada Somaliland, waxa kale oo uu ka hadlay in qaab qabyaaladeed loo magacaabay,