Deg Deg: Samafale Coldoo Oo Imika Ay Ciidamada Booliska Iyo RRU La Wareegtay Gurigiisi Iyo Xafiiskiisi + Xaaladiisa
Samafale Cabdil-Malik Muuse Coldoon Aya waxa imika Weerar Culus Ku Qaaday Ciidamada Gaarka ah Ee RRUD Iyo Ciidamada Booliska Jamhuuriyada Somaliland Oo La Wareegay Gabi Ahanba Xafiiskiisi Iyo Gurigiisi Waa Sida U Sheegay Coldoonah
Coldoon ayanah Sidan Ku Baahiyey Bartiisa Baraha Bulshada Ee Facebook Waxaanu Yidhi Sidan
Ciidamada booliska ayaa soo weeraray oo la wareegay gabi ahaanba xafiiska aan ku leeyahay magaalada Burco .
Tiro ciidamo ah ayaa hadda tuban xafiiska hortiisa .
Ciidamadan oo aniga i raadinayey ayaan u suuragalin in ay gacanta igu dhigaan.