Guddoomiyaha guddida daba-galka iyo baadhista xasuuqii Jamhuuriyadda Somaliland, Khadar Axmed Like, ayaa shaaca ka qaaday in rijiimkii Siyaad Bare uu xasuuq u geystay 60-kun oo qof oo muwaadiniin reer Somaliland ah, kuwaasi oo dhammaantood ahaa dad rayid ah oo aan waxba galabsan.