Somalia: Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Safar Ugu Baxaya Wadanka Djibouti Iyo Dareenada Ku Xeeran.

Date:

Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Safar Ugu Baxaya Wadanka Djibouti Iyo Dareenada Ku Xeeran. Madaxweynaha dawlada federaalka ah ee soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa maanta safar ugu baxaya wadanka Djibouti.

Agaasimaha warfaafinta ee madaxtooyada somaliya Cabdi Nuur Maxamed ayaa xaqiijiyey safarka uu madaxweyne Farmaajo ku tagayo wadanka Djibouti,Wararka laga helayo safarka madaxweyne Farmaajo ayaa sheegaya inay ku wehelin doonaan xubno ka mid ah golaha wasiirada, xildhibaano ka tirsan baarlamaanka iyo masuuliyiin kale.

Safarka uu madaxweyne Farmaajo ku tagayo wadanka Djibouti ayaa ku soo beegmaya iyada oo uu jira mad madow soo galay xidhiidhkii labada wadan, ka dib booqashadii Farmaajo ku tagay wadanka Eritrea,Madaxweynaha soomaaliya ayaa la filaya inuu kulan la qaato dhigiisa dalkaDjiobouti kaas oo ay loo badinayo inay ka wada hadli doonaan khilaafkii dhawaan soo kala dhex galay.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...