’ Shan Soomaaliyeed Ma La Heleyaa ‘’.

Date:

‘’ Shan soomaaliyeed ma la heleyaa ‘’.

Qof kasta oo soomaali ihi wuu jecel yahay hadduu heleyo midnimadda shanti soomaaliyeed,hassa yeeshee hadana soomaaliddu kuma heshiin karto radinta shanta soomaaliyeed oo ah wax sahlan haddii la doonayo .

Meel fog ba maahee ,madaxwaynaha soomaaliya iyo ka Djabouti oo u Yimaadda madaxwaynaha Somaliland kuna yidhaahda saddex madaxwayne oo soomaaliyeed baynu nahay oo simane aynu midowno inaggoo siman oo walaalo ah bay ku xidhan tahay .

Intaa mala helayaa ? Haa iyo maya .

Haa haddii ay jirto wadaniyad iyo soomaalinimo ku jirta dhiigga iyo dhuuxa Mogadishu iyo Djabouti,waayo midnimo soomaaliyeed oo ku xidhan sinaan iyo cadaaladdi waa fududahay .

Maya ,maxaa yeeley Mogadishu ma rabto in ay midnimo soomaaliyeed darteed u yeesho sinaan iyo cadaalad oo ay hargaysa aqoonsato ,waayo waxaa u daaran heestii gabowday ee odhan jirtay Mogadishu ayaa lagga daaraa ,hadda Mogadishu cid ay masruuftaaba ma jirto .

Djabouti ma ogola in ay dawladnimadeeda gaarka ah ku badalayo dawlad soomaaliyeed oo ka Talisa obokh Ilaa beled xaawa ,oo raadisa jigjiga iyo gaarisa ,maxaa yeeley saamigeedda gaar ahaaneed ayaa uga macaan .

Sidaa markay tahay,Shan soomaaliyeed la heli maayo ,inta Mogadishu iyo Djabouti hawlahoodda wataan .

Si kastaba ahaatee ,Riyadda shanta soomaaliyeed way jiraysaa inta qof soomaaliyeed jirro .

Xigasho Axmed Nuur Guruuje

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...