Maamulaha Arsenal Unia Emery oo ku Fikiraya inuu Waqtiga Dambe lasoo Wareego Mid kamida Daafacyada AC Milan

Date:

Unai Emery ayaa ku fikiraya inuu waqti dambe lasoo saxiixdo daafaca kooxda AC Milan ee Ricardo Rodriguez si uu ugu xaliyo dhibaatada dambeedka bidxeed.

Sead Kolasinac ayaa wayahada toban asbuuc uu maqnaanayo markii uu soo gaaray dhaawac jilinka ah cayaartii saaxiiibtimo ee Chelsea taaso asbuucii hore ka dhacday magaalada Dublin.

Nacho Monreal ayaa cayaarin kulamadii xagaaga fasaxa wuxuuna kasoo laabtay koobka adduunka isagoo dhaawac yar qaba taaso ka dhigtay inuu banaanka ka haado tababarka buuxa.

Monreal ayaa la filayaa inuu kusoo laabto kooxda Emery asbuucan laakiin shaki weyn ayaa ku jira dheeshooda furitaanka Premier League oo ay axada la cayaari doonaan kooxda horyaalka heysata ee Manchester City.

Da’ yarka Ainsley Maitland-Niles ayaa in badan la filyaa inuu cayaaro kulan ka dhankaa kooxda City oo ay ku marti galin doonaan garoonka Emirates.

Rodriguez ayaa u dhaqaaqay horyaalka Italy xagaagii tagay kaddib shan sano uu ku sugnaa kooxda Wolfsburg isagoo aan sameyn hormar wanaagsan.

Balse kooxda Milan ayaa diyaar u aheyn in ay beeciso 25 jirkaan heer caalami ee kasoo jeeda dalka Switzerland waxaana looga qaadan karaa £30 milyan oo gini.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...