Deg Deg: Xukuumadda Somaliland Oo Imika Ka Hadashay Arrimaha Xajka + Go,an Ay Ka Qaadatay Ma Xaji Doonan Shacabka Reer Somaliland??

Date:

Deg Deg: Xukuumadda Somaliland Oo Imika Ka Hadashay Arrimaha Xajka + Go,an Ay Ka Qaadatay Ma Xaji Doonan Shacabka Reer Somaliland??

 

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafu, waxa aydadweynaha Somaaliland ku wargelinaysaa uguna bushaaraynaysaa, in howlihii Xajku si habsami leh u billaabmayaanmaanta oo Jimca ah, haddii Alle idmo.

Waxa aynu ka war qabnaa in bishii ugu dambeysay ay mushkilad ka taagnayd qaabka Vissa bixinta Xajka, taas oo walaac xooggan ku abuurtay shacabka sanadkan ku talo galay in ay gutaan waajibaadka Xajka.

Madaxda Wasaaradda Diinta iyo Awqaaftu waxa ay aaminsanyihiin, in Xajku yahay mid ka mid ah arkaanta Islaamka, isla markaana aan loo baahneyn in la siyaasadeeyo. taas ayaa u sabab ah in aanay Wasaaraddu ka jawaabin hadallo badan oo ay saxaafaddu marinayeen maalmihii ugu dambeeyey Siyaasiyiin iyo Wadaaddo ba.

Haddaba, Wasaaraddu waxa ay u rajaynaysaa Xujayda Soomaaliland iyo guud ahaan Xujayda kale ee Muslimiinta ah in uu Allah ka aqbalo acmaasha.

Allaa mahad leh.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...