Deg Deg: Wasiir Saleebaan Cali Koore Oo Sheegay In Taliyihii Somaliland Jidgooyo Ku Dileen Ciidamada Maamulka Puntland
Wasiirka Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore, ayaa sheegay in ciidamada Puntland jidgooyo ku dileen Gaashaanle Saleebaan Cabdi Caatay oo ahaa taliyihii millateriga Somaliland aagga Taleex.
Maayirka Taleex ayaa isna dhaawac culus soo gaadhay.
Koore, waxa uu sheegay in tallaabo deg-deg ah ay qaadidoonaan Ciidamada Somaliland.
Xigasho Hassan Galaydh