Deg Deg: Guddomiyihii Taleex Oo Dhaawaciisi Imika Hargeysa La Soo Gaadhsiiyey + Xaaladiisa Caafimada

Ciidamada maamul gobolleedka Puntland jidgooyo ku dileen Gaashaanle Saleebaan Cabdi Caatay oo ahaa taliyihii millateriga Somaliland aagga Taleex.

Guddoomiyhi Taleex ayaa isna dhaawac culus soo gaadhay waxaana dhaawiciisa la keenay Cisbitaalka weyn ee magaalada Laascaanood ka dib waxa loo soo dhaadhiciyay magaalada Hargeysa,