Deg Deg: Madaxweynaha Puntland Oo Hada Sheegay Inu Dhisi Doono Wadad Ceerigaabo Cajiib

Date:

Deg Deg: Madaxweynaha Puntland Oo Hada Sheegay Inu Dhisi Doono Wadad Ceerigaabo Cajiib

Madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa magaalada Garoowe ka daahfuray wajiga labaad ee dhismaha waddada Ceeldaahir iyo Ceerigaabo,waxaa kalo munaasabadda ka qeybgalay xubno ka mid ah golayaasha maamulka,guddiga waddada Ceeldaahir iyo Ceerigaabo, ganacsato iyo bulshada qaybaheeda kala duwan.

Guddiga dhismaha waddada ayaa madaxweynaha uga xog-bixiyey meesha ay marayso shaqadda dhismaha waddada Ceeldaahir iyo Ceerigaabo, isla mar’ahaantaana waxaa ay kulanku intii uu socdey soo bandhigeen muuqaallo muujinaya sida ay shaqadu u socoto iyo meesha ay marayso dhismaha waddada.

Madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Gaas ayaa u mahadceliyay guddiga waddada, wuxuu sheegay dhismaha waddada inay fure u noqon karto hourmar iyo shaqooyin badan oo Puntland ka hirgala.

Dhismaha waddada Ceel-daahir iyo Ceerigaabo kharashka lagu dhisayo ayaa ka yimid iskaa-shiga shacabka iyo maamulka Puntland, waxaana guddiga wajiga koowaad ee dhismaha ee la soo gabagabeeyay in lugu dhisey waddada oo dherarkeedu yahay 90 km, ayaa waxaa ay tahay shaqada laga qabtay simitaan iyo ku shubid -jay iyo caratuur, waxaana loo gudbay wajiga labaad oo ah dhigitaankii daamurka oo loo keenay qalab lagu dhisayo.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...