Xog-hayaha Warfaafinta Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka Ucid Ayaa Markii Ugu Horaysay Ka Hadlay Magacaabista Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliya Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed.
Waxaanu Xog-hayuhu Sheegay In Siyaasiyiinta Somaliland Ay Aad Ugu Yartahay Wadaniyadu Islamar Ahaan Taana Ay Ka Horaysiyaan Hawl Maalmeedkooda Shaqo.
Sidoo Kale Waxa Uu Xog-hayuhu Madaxwaynaha Ugu Baqa In Uu Talada Balaadhiyo Oo Aanu Ku Koobin Xisbiga Kulmiye Oo Kaliya
Balse Cidii Dalka Wax U Qabanaysa Uu Ka Qayb Galiyo
https://youtu.be/Zx7CAynFfe8