QISO AAD U XANUUN BADAN:
Waxa lagu xukumay wilkan Dil togasho ah. Waxana lagu fulinaya dilka laba maalmod ka hor maalinka ciida ciidul fitriga.
Wuxu ka codsaday Sarakiisha Xabsiga in loo ogolaado inu arko inantisa yar ka hor intan aan lagu fulin dilka. wuxuna lahadlay reerkisa ama afadisa wuxuna ku yiri sidatan.
“Waxa laga yaba inan fursad u heli waayo inan arko farxada wajigiina kamuqan doonta maalinka ciida, oo waxan mari doona ciqaab sababi doonta inaynan mar-dambe is arag, on macsalameyo dunida sida darteed waxan ka codsanaya inad iiguso labisto inanteyda yar, unaso xirto dharkeda ciida iiguna kento xabsiga, si aan u arko farxada wajigeda ayna igula muuqato inan laqeysaday faraxada ciida”
Inta kadib waxa xabsiga loogu kenay gabadhisi balse ma usan ka helin farxadi u filayey inu ka arki dono wajiga gabadhisa yar, waayo waxay darensaneyd in xaalada uu ku sugan yahay aabehed aysan aheyn mid muujineysa Rajjo dambe oo ah inu dunidan baaqi kusii ahanayo.
In badan bu iskudaye inay faraxdo gabartiisa yar, balse gabadhi yareyd wey haleli weyday inay faraxado .
Run ahanti waxa dunidan ku nool malayin muslimiin ah oo qaba baahiya kala duwan fadlan aynu uduceyno musliminta melkasta ay dunidan ka joogan gar ahaan Aabahan Somaliyeed.
Xigasho Yaazmiin Hirsi