Deg Deg: Ciidamada Maamulka Puntland Oo Isku Dhacay Iyo Khilaaf Culus Oo Ka Dhex Qarxay + Laba Kooxod Oo Ay U Kala Jaban
Ciidamada Maamulka Puntland Gaar ahan Kuwe Jiida Hore Ee Dagaalka Kula Jira Somaliland Ee Fadhiisintoodu Tahay Tuko-Raq aya waxa laga soo warinayah Inay isku Dhaxcan Laba Kabtan
Warar Soo Gaadhaye Xafiiska Wararka Ee Shabakada Wargane News aya waxa Loo soo Xaqiijiyey In Xalayto ay isku Dhacan Laba Captan oo ka Tirsan Ciidamada Maamulka Puntland Ee Hor Fadhiye Ciidamada Qaranka Somaliland
Waxana La Sheegaye Inay Ciidamadi Kale La Kale Saftaan Labada Captan Wali Warar Rasmi ah kamay Soo Bixin Balse Ilo Xogagaal oo Hada Soo Gaadhay Xafiiska Wararka Ee Wargane aya sida Tibaaxaye