Cajiib: Odayaasha Beesha Hawiye Oo Taageero U Muujiyey Somaliland + Puntland Boodhka Ku Qasay (Xalkan Ka Akhriso Nuxurka)

Date:

Odayaasha Beesha Hawiye Oo Taageeray U Muujiyey Dawlada Somaliland,Una Quus Gooyey Maamulka Puntland+AKHRISO Qodobada Shirka Kasoo Baxay

Odayaal dhaqameedka beesha hawiye ayaa maanta iskugu yimi kulan balaadhan oo ay kaga hadleen arimaha coladeed ee udhaxeeya somaliland iyo butland
Waxaanay kulankooda ku cambaareeyen mamulka Puntland kuna sheegeen inay wadaan dhul balaadhsi ay ku dooniyaan hab qabiilaysan

Sikastaba ha ahaatee shir saxaafadeedkan ay qabsadeen odayaasha hawiye aya waxay Kasoo saareen qodobo xasaasiya oo kamid ahaayeen

1-waxaanu ka xunahay in madaxda butland iyo madax dhaqameed keeduba ay maanta uqayla dhaan tagaan beesha daarood wayne meelay joogtaba iyagoo ku dhiiri gelinaaya in dagaalka tukaraq kala qayb qaataan

2-waxaanu usheegaynaa beesha daarood inaanay udhaga nuglaan colaadaha uu cabdi wali gaas ugu baaqayo colaadasoo uu ka dhex hurinaayo umada soomaliyed meelay joogtaba

3-Waxanu ugu baaqaynaa beesha daarood inay joojiyaan ciidamada iyo hantida ay ku caawinayaan mamulka butland taasoo aan cidna ka qarsoonayn hadii aad ka joogsan waydaana waxaanu idin xasuusin inay soomaali tahay dir iyo daarood oo anagana waajib nagu noqon doonto inaanu dagaalka kasoo qayb galno.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...