Deg Deg: Xaalada Degmada Tuko-Raq Oo Caawa Laga Dareemo Colaad Iyo Iyo Ciidamo Jabhada Ah Oo Soo Talaabay Xadka Somaliland

Date:

DEg Deg: Xaalada Degmada Tuko-Raq Oo Caawa Laga Dareemo Colaadeed Iyo Iyo Ciidamo Jabhada Ah Oo Soo Talaabay Xadka Somaliland

Warar Hada Naga soo Gaadhaye Dhinaca iyo Degmada Tuko-Raq aya waxa ay Xaqiijinayan In Jawiga Degmada Tuko-Raq laga Dareemayo Colaad oo ay Laba Ciidan Oo Xoogani Is Hor Fadhiyaan Ee Somaliland Iyo Somaliya

Wararka Soo Gaadhaye Xafiiska Shabakada Wargane aya waxa ay Xaqiijinayn Sida ay wararku sheegayan In Ciidamo Jabhada ah Marki Hore oo Deegan ahaan Ka Soo Jeeda Beesha Dhulbahante ay Soo Talaaban Iyaga Oo Hubeysan Oo Ay Xadka Somaliland Soo Galan Iyaga Oo Adeegsanyah Magaca Dhul-Bahante

Ciidamadan Xoogan Ee Jabhada Aya waxa La Sheegaye Inay Soo Dhaafan Gobalka Sool Ee Xudooda Somaliland Iyada Oo La Sheegayo In Kabtankii Hogaminayey Ciidamada Jabhada ah Looga Yeedhay Xafadiisa Oo Ku Taalah Magaalada Laascaanood

Iyada Oo La Sheegayo inu Odaayasha Beeshisu si khaas ah Ugu Yeedhan Oo U Soo Watay Ciidankiisi Wali Lama Garan Sababta Loogu Yeedhay Ciidamada Jabhad ah Ee Soo Galay Xudooda Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Somaliland leader says access deal with Ethiopia can deter Houthi attacks

Muse Bihi Abdi promises ‘freedom of navigation’ in the...

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...