Somaliland: Maxkamadda Mandheera Oo Laba Haween Ah Ku Xukuntay 30 Sanno Oo Xabsi Ah Iyo Denbiga Ay Galeen

Date:

Maxkamadda magaalada Mandheera ayaa laba haween ah waxaa ay ku xukuntay 30 sanno oo xabsi ah kaddib markii lagu helay in ay gabadh  Soomaali ah oo aysan iyagu dhalin dhoofinayeen.

Haweenkan oo kala ah Kheyrto Ibraahim iyo Xaliimo Aadan Xasan,waxaana lagu eedeeyay in gabar 10 jir ah ay bishii la soo dhaafay ka wadeen Soomaaliya doonayeenna in ay geeyaan Nairobi.

Gabadh la dhalatay Xaliimo ayaa sheegtay in gabadha ay wadeen aan la soo afduuban ee ay ahayd gabadh qaraabo ah oo ay Nairobi u wadeen.

Waxaana ay sheegtay in xukunka Maxkamadda uu yahay mid lagu deg degay, waxaa ay sheegtay in Xaliimo aysan aqoon maxkamaddaha iyo sidoo kale luuqadaha Ingiriiska iyo Sawaaxiliga oo Maxkamadda looga hadlayay.

Xaliimo ayaa la sheegayaa in ay heysato 9 carruur ah oo agoon ah, waxaana ehelkeeda xukunkan ka muujiyeen walaac weyn.

Booliska Kenya ayaa gabadha yar guddaha u geliyay Soomaaliya,waxaana ay sheegeen in sharciga Kenya uusan oggolaaneyn in Gabadhaas ay ku sii noolaato Kenya.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...