Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Oo Ku Sii Jeeda Degmada Tuka-Raq Iyo Ciidamo U Hoggaminayo + Xaalada Oo Cirka Maraysa
Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Puntland Mr Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey oo maalmihi Ugu Danbeysay Ku Sugna Gobalka Buuhoodle aya waxa u Maanta U Anbo Baxay Dhinacaa Iyo Degmada Tuka-Raq
Warar Lagu Kalsoon Yahay oo naga Soo Gaadhaye Dhina Iyo Magaalada Buuhoodle aya waxa ay sheegayn Inu Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Puntland u anbo Baxay Degmada Tuka-Raq
Iyada Oo Maalinti Shalayto Lagu Wareejiyey Ciidamo iyo Hub Aya waxa la sheegay inu Ciidamadi U Qaday Dhanka Iyo Degmada Tuka-Raq ee ay isku Hor Fadhiyaan Dagaalka Ciidamada Qaranka Somaliland
Waxana La sheegay Inu Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Puntland Diyaarinayo Sidi Uu Kicin Laha Dagaal Ka Dhan Ah Somaliland