Kaftanka halal ,Kulmiye & kacaanki Maxay isagga eeg yihiin ? W/Q Axmed Nuur Guruuje

Kaftanka halal ,Kulmiye & kacaanki Maxay isagga eeg yihiin ?

Kaacaankii waxaa bilaabay oday maxamed siyaad ,kulmiye na oday siilaanyo oo kacaankii lasoo shaqeeyay .

Kacaankii waxa soo shaac baxay is bahaysigga modh oo loogga jeeday ,mareexaan ,ogaaden iyo dhulbahante ,kulmiye na waxaa soo shaacbaxay is bahaysigga jeegaanta .

Kacaanku wuxuu jeclaa dhalinyaradda aan khibradda lahayn ,kulmiye na wuxuu jecel yahay dhalinyaradda cusub .

Kacaanku wuxuu xoogga Saari jiray saxaafadda iyo suugaanta ,kulmiye na saxaafadda iyo suugaanta .

Waggii kacaanka waxa dhacay abaaro iyo dagaalo badan ,waayadan kulmiyena dagaalo abaaro iyo duufaan .

Waggii kacaanka boosaska waawayni waxay ku uruursanaayeen gacanta modh ,waagan kulmiye na xantaasi way jirtaa .

Comments

comments