Deg Deg: Madaxweyne Biixi Oo Amaro Culus Maanta So Rogay Cajiib Balse Maxa Ka Mid Ah

Date:

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa xukuumadiisa ku amray in aaney warbaahinta isku marin hadalo ayiskugu jawabaayaan , taas badelkeedana waxaa uu faray in waxii soo kordha ay iskugu gudbiyaan qoraal rasmi ah .

Warar xog ogaal ah oo wargeyska Geeska Africa helay ayaa waxaa ay xaqiijiyey in madaxweyne Biixi soo saarey wareegto loo qeybiyey wasaaradaha xukuumada ,taas oo uu faray in ay mamnuuc tahay in masuulyiinta is qoonsada ee xukuumada ka wada tirsani ay warbaahinta iskugu jawabaan , waxaana uu faray in ay isku jawaabi karaan oo kaliya hab qoraal ah .

 

Talaabadan ayaa waxaa uu madaxweynu ku sheegay mid lagu xoojinaayo nidaamka dawladnimo , waxaana uu sidoo kale fay in ay mamnuuc tahay in shaqaalaha wasaaraha iyo Haay’addaha dawladu warbaahinta ka hadlaan fasax la,aan isla markaana ay masuulyiintooda ay dhaliilo u mariyaan , isaga oo sheegay in ay danbi tahay in shaqaalaha dawladu ay warbaahinta ka hadlaan fasax la,aan .

Wareegtadan ayaa waxaa ay ku soo beegmaysaa xili ay isku dhaceen wasiirka warfaafinta iyo qaar ka mid ah shaqaalaha wasaaradaas oo warbaahinta isku mariyey weerar iyo weerar celis, taas oo sababtey in wasiirka wasaarada warfaafintu uu shaqada iyo mushaharka ka joojiyo 24 shaqaale ah

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...