Deg Deg: Wasiir Ka Tirsana Xukuumadi Hore Ee Siilaanyo Oo Durba Mucaarid Ku Noqday Xukuumada Muuse Biixi + Muuqaal
Ex Wasiir Qabo Oo Maanta Arrimo Badan Oo Xasaasi ah La Soo Istaagay Warbaahinta Oo Xukuumada Muuse Biixi Weerar Culus KU Qaaday Balse Muxu Ka Yidhi Xukuumada Somaliya Ee Ka Hadashay Heshiiska Dp World