Somaliland: Wasiir Kaahin Oo Soo Bandhigay Tirada Ku Dhimatay Colaadda Ceel-Afweyn

Date:

Xukuumadda Somaliland ayaa markii u horaysay si rasmi ah u shaacisay tirada rasmiga ah ee ku geeriyootay dagaalada micno darada ah ee deegaanada Ceel-afweyn ee gobalka Sanaag dhawr goor ku dhex maray laba beelood oo walaalo ah.

Wasiirka arrimaha gudaha Maxamed Kaahin Axmed, oo gaadhay Degmada Ceel-afweyn si xal kama dambays ah loogu helo dagaalkan u dhexeeya beelahan, ayaa sheegay in dagaaladan ay ku geeriyoodeen 37 ruux oo shacab ah iyo hal askari oo ciidamada ah, sidoo kalena ay ku dhaawacmeen dad kor u dhaafay 70 ruux. “Maalintii dhawayto ayaanu xisaabinay 37 qof oo shacab ah iyo hal askari oo dhimasho iyo tiro kor u dhaaftay 70 oo dhaawac ah weeye.” ayuu yidhi Wasiir Kaahin oo bulshada labadan beelood ku waaniyay inay daacad ka noqdaan sidii dhibaatadan xal waara loogu heli lahaa.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...