Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa waxaa uu si adag hadley mooshinka baarlamaanka dalka Somaliya uu ka keenay saldhiga ciidan ee magaalada Berbera laga siiyey dawlada imaraadka Carabta

Muddane Faysal Cali Waraabe waxaa uu siyaasiyiinta iyo dawlada Somaliya ku sifeeyey qaar xaasidiin ah oo aan Somaliland waxba u ogoleen , isla markaana waxaa uu dawlada Xamar u soo jeediyey in nabadeynta dalkooda ku mashquulaan inta ay ku mashquulsan yahiin xaasid nimada Somaliland

 

Comments

comments