Somaliland: Nin Kufsaday Gabadh Yar Oo 9 Jir Ah Oo Uu Hooyadeed Qabo Oo Dhimatay Iyo Maamulka Gobolka Togdheer Oo Ka Hadlay Dhacdadan Foosha Xun

Date:

Nin lagu magacaabo Siciid Maxamed Faarax (Dugle) ayaa magaalada Burco ku xidhan, Kadib markii ay halkaasi ku geeriyootay gabadh yar oo 9 sanno jir ah oo la Kufsaday, Iyadoona la sheegay in geerida ku timid ay sababtay Kufsi loo gaystay, Waxaana Arintaasi lagu eedeeyay Ninkii Hooyadeed Qabay.

Farxiya Maxamed Salaad oo ah Hooyada dhashay Gabadha yar ee la Kufsaday, ayaa codsatay in sharciga la waafajiyo cidda ka dambaysay falkaasi.
Maamulka Gobolka togdheer ayaa sheegay inuu xidhan yahay ninka loo haysto Arintan, kadib markii laga shakiyey, Waxayna sheegeen inuu kufsigu ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee maamulka Puntland.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...