Djabouti: Madaxweyne Geele Oo Ka Hadlay Kulankii Uu La Yeeshay Madaxweyne Biixi Iyo Waxyaabaha Ay Isla Garteen

Date:

Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geele, ayaa ka hadlay waxyaabihii ay ka wada hadleen Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo dhawaan socdaal ku tagay wadanka Djibouti.

Madaxweyne Geele oo u waramay weriye Cabdisalaan Hereri oo ka tirsan Telefishanka Universal, wuxuu sheegay in Madaxweyne Biixi oo uu sheegay inuu ku koray dalka Djibouti uu yahay nin fahmaya wax badan maadaama oo aanu wadanka ka bixin islamarkaana ahaa halgamaa. Madaxweyne Geele oo la weydiiyay waxyaabaha cusub ee ay ka wada hadleen markii uu dhawaan la kulmay Madaxweyne Biixi wuxuu madaxweynaha Djibouti yidhi “Waxaan ka wada hadalnay wax wada qabsigii, isagu Muuse waa nin Djibouti ku koray, oo waa nin fahmaya, halgamaana ahaan jiray, jiiddana yaqaanay, wadankana si fiican u yaqaan oo aan ka bixin, niyad samidisiia iyo dedaalka uu doonayo inuu galo Alle hala qabtee. Anaguna waxaan is tusnay inaan la shaqayno wixii aan wada qabsan karaynana aan wada qabsano.” sidaas ayuu yidhi Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geele.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...