Somaliland: Madaxweyne Silaanyo Oo Ka Soo Shaqo Taga Gurigiisa Gaarka Ah Ee Uu Dhawaan U Guuray

Date:

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo Oo dhawaan ka guuray Qasriga Madaxtooyada, una guuray Gurigiisa gaarka ah, ayaa si joogto ah ugu soo shaqo taga Xafiiskiisa qasriga madaxtooyada ku yaalla, marka uu shaqada ka baxana waxa uu ku noqdaa ama ku rawaxaa gurigiisa, isagoo madaxweynuhu ka soo shaqo tagi doona inta ka hadhay xilwareejinta uu madaxweynuhu ku wareejin-doono Madaxweynaha shacbigu ay u soo doorteen inuu hoggaamiyo qaranka Somaliland Shanta Sanno ee soo socda, waa mudane Mudane Muuse Biixi Cabdiye.
Madaxweyne Axmed Silaanyo oo muddo todoba sano hoggaanka u hayey qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ka dib markii ay shacbigu u doorteen inuu noqdo madaxweynaha bedeli doona madaxweynihii wakhtigaasi Daahir Rayaale Kaahin, oo isaguna ahaa madaxweyne shacbigiisu doortay ayaa waxay taasi Somaliland u horseeday in uu noqdo qaran adduunku indho gaara ku eego, taariikh lama ilaawan ahna ku reebtay guud ahaan geeska afrika oo aanay weli ka dhicin tan oo kale, marka loo eego xilka qori isu dhiibka ah ee sababay in saddex madaxweyne oo shacbigu soo xushay ay hoggaanka isaga danbeeyaan.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...