Somaliland: Xanuunka Jadeecada Oo Faro Baas Ku Haya Deegaano Gobolka Sool ka Tirsan Iyo Lix Caruur Ah Oo Xanuunka Jadeecada Ugu Geeriyooday Degmada Boocame

Date:

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in xanuunka jadeecada uu faro baas ku hayo deegaano ka tirsan gobolka Sool isla markaana dad badan uu soo ritay qaar u geeriyoodeen.

Wararka Wargane soo gaadhaya ayaa waxay sheegayaan in dadkan uu soo ritay xanuunku ay u badan yihiin caruur aad u yaryar da’dooduna ay ka yar tahay 5 jir,waxaana sidoo kale uu soo ritay qaar kamid dadkii waayeelka ahaa ee ay abaartu sida ba;an u saamaysay,waxaana xanuunkan ilaa hadda degmada Boocame oo katirsan gobolka Sool ugu geeriyooday Lix caruur ah oo da’doodu ay ka yar tahay 5 jir.

Caruurtan ayaa qaarkood ay ahaayeen kuwo dawooyin ku qaadanayay xarun caafimaad oo ku taala Boocame.

Waxaana xanuunkan uu faro baas ku hayaa deegaano ka tirsan gobolka Sool,iyaga oo dadka deegaankaasi qaylo dhaan usoo direen wasaaradda caafimaadka Somaliland.

 

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...