Somalia: Is-rasaaseyn Muqdisho Ku Dhex-martay Ciidamo Ka Wada Tirsan Dawladda Soomaaliya Oo Sababtay Dhimasho Iyo Dhaawac

Date:

Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa maanta is rasaaseyn ku dhex martay isgoyska Sanca ee magaalada Muqdisho, waxaana is rasaaseynta ku dhintay labo askari, halka kuwo kalena ku dhaawacmeen.

Is Rasaaseynta ayaa timid, kaddib markii ciidamo la sheegay inay ahaayeen kuwo Xasilinta Caasimadda ay ku amreen inay hubka dhigaan ciidamo kale, waxaana kaddib bilowday is rasaaseynta.

Wararka ayaa intaa ku daraya in Ciidamada la dilay laga qaatay labo qori, waxaana goobta ka tagay Ciidamadii Xasilinta ahaa.

Ciidamada loo yaqaano Xasilinta ayaa Isgoysyada qaar ee magaalada ku leh bar koontarool lagu hubiyo gaadiidka, laguna baadho dadka saaran.

Xaalada Isgoyska Sanca ayaa muddo saacad ku dhow aheyd mid dagaal, iyadoo lagu kala cararay, markii uu iska hor imaadka dhacay.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...