Somaliland: Shacabka reer Sanaag oo Wacdaro Layaable ka Muujiyey Isu soo Baxyada Ololaha Xisbiga KULMIYE

Date:

Shacabka ku dhaqan magaalo madaxda gobolka Sanaag ee Ceerigaabo, ayaa isu soo baxyo ballaadhan oo aan kala hadh lahayn ku muujiyey taageerada ay u hayaan xisbiga KULMIYE iyo murrashaxiintiisa maanta oo ku beegan maalinta koowaad ee ololaha xisbiga KULMIYE.

Isu soo bax ballaadhan oo ay taageerayaasha KULMIYE ee magaalada Ceerigaabo saaka ku muujiyeen taageerada ay KULMIYE u hayaan iyo sida ay ugu heellan yihiin, ayaa waxa kala qaybgalay madaxda gobolka u qaabilsan xukuumadda iyo xisbiga, guddida gobolka ee ololaha KULMIYE, xildhibaanno, wasiirro, siyaasiyiin iyo haldoor kale oo gobolka kamid ah, waxana halkaas laga jeediyey hadallo lagu bogaadiyey sida habsamida leh ee ay taageerayaasha KULMIYE isu abaabuleen, laguna dhiirrigeliyey inay u diyaar garoobaan maalinta codaynta.
Xubno kamid ah guddida ololaha ee gobolka, ayaa hadallo quluubta shacabka taabtay u jeediyey kumanaan shacab ah oo taageerada KULMIYE ku weyn tahay, isla markaana jidhkooda kusoo sharraxay astaanta xisbiga KULMIYE.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...