Somaliland: Xisbiga KULMIYE Oo Soo Dhaweeyey Garabka Rajada Xisbiga UCID Oo Kuso Biiray Xisbiga KULMIYE

Date:

Habeenkii Xalay Xisbiga KULMIYE Ayaa kusoo dhaweeyey Xisbiga Garabkii Rajada Gusha Xisbiga Mucaridka Ee UCID Oo Ka Kooban Dhalinyaro Ka Kala Socotay Gobolada Iyo Degmooyinka Dalka .
Waxa Kasoo Qayb Galay Hogaanka U Sareeya xisbiga Oo uu horkacayo Gudoomiye ku xigeenka Md.Maxamed Kaahin Axmed Wasiiru Dawlaha Beeraha Md.Cabdiwaaxid Cabdiraxmaan,Wasiiru Dawlaha Ganacsiga Md.Maxamuud Warsame Jaamac,Xubno Ka Tirsan Xildhibaanada Golayasha deeganka Iyo Qaranka.
Dhalinyarada Rajada UCID ee kusoo biiray xisbiga KULMIYE Oo ugu horayn halkaasi ka hadlay ayaa sheegay siday ugu faraxsanyihiin ku biiritaankooda xisbiga KULMIYE Iyo sida quruxda badan ee loo soo dhaweyey si isku midana u balan qaaday Inay cudud iyo codba la garab istaagayaan xisbiga Midnimada Soomaliland ee KULMIYE.
Gudoomiye Ku xigeenka Xisbiga KULMIYE Md.Maxamed Kaahin Axmed Oo Soo Gunaanaday Xaflada ayaa dhalinyarada ku bogaadiyay goankooda iyo ku biiritaanka xisbiga kulmiye Una Sheegay inaan cidna ka xigin xisbiga Kulmiye”Cidna Idinkama Xigto Xisbiga Kulmiyana maaha xisbi la kala leeyahay “

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...