Deg Deg: Arooski Qarniga Oo Ka Dhici Doona Magaalada Hargeysa Iyo Fanaanka Axmed Zaki Oo Guursan Doona Fanaanad Ka Tirsan Kooxda Xiddigah Geeska Balse Waa Tumo + Muuqaal

Deg Deg: Arooski Qarniga Oo Ka Dhici Doona Magaalada Hargeysa Iyo Fanaanka Axmed Zaki Oo Guursan Doona Fanaanad Ka Tirsan Kooxda Xiddigah Geeska

Warar Lagu Kalsoon Yahay oo Heshay Shabakada Warganenews.com aya waxa ay Soo Xaqiijisay inu Fanaanka Axmed Zaki Oo Hargeysa Ku Qabsan Doono Arooski Qarniga Oo Aan Hore Dunida Uga Dhicin

Sida aya Heshay Bahda Shabakada Waragane Gaar ahan Bahda Qurbo Joogta Dalka Swedena aya waxa loo Xaqiijiyey wariyaha Ku Sugan Dalka Sweden Inu Fanaanka Axmed Zaki Guursan Doono Fanaanada Laga Daba Dhacay Ee Kooxda Xiddigaha Geeska Xamda Cabdi Kiinal Xamda Queen

Waxana La Sheegay Inu Dhawaan Arooskoodo Ka Dhici Doono Caasimada Dalka Somaliland Ee Hargeysa

Sido kalana Waxa la Hore loo si Oga Inay Mudo Badan Xidhiidh U Dhex Maray Labadn Fanaan oo in  Badan Wada shegaysan Jiray Sido kalana waxa la sheegay inu Fanaanka Axmed Zaki U Degana Mudo Guriga Xamda Queen Ee Magaalada Hargeysa

Hoos Ka Daawo Video Sir Ah Oo Laga Helay Iyaga Oo Luuqyada Caasimada Hargeysa Dhunkasho La Galay

Waa Wariye Mo Ahmed Jamac Oo Ku Sugan Dalka Sweden

Comments

comments