Deg Deg: Cabdiraxmaan Cirro Oo Imika Magacaabis Balaadhan Ku Sameeyey Xisbiga Waddani Iyo Isku Shaandheyn Baaxad Leh

Gudoomiyaha xisbiga Waddani Isla markaana ah musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani ayaa waxa auu xilal u magacaabey saddex masuul oo dhalinyaro ah

Gudoomiyaha ayaa xilal u kala magacaabey

1. Fatxi Cabdi Xuseen (Baydan) wuxu u magacaabay Hoggaanka Waxbarashada Garabka Dhallinyarada Heer-qaran

2. Khadar Cali Xaashi wuxu u magacaabay Hoggaanka Maaliyadda Garabka Dhallinyarada Heer-qaran.

3. Deeq Axmed Yuusuf wuxu u magacaabay Hoggaanka Qorshaynta Garabka Dhallinyarada Heer-qaran

Comments

comments