Murashaxa Madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan Cirro, ayaa sheegay uu rumeysan yahay guusha Doorashada soo socotaa ay raacayso Xisbiga WADDANI