Somaliland: “KULMIYE Wuu Tegayaa-yee U Adkeysta Kadeedka….” Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan.

Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa ku dhawaaqey in Xisbiga KULMIYE uu iska tegaayo balse uu shacabka ugu baaqayo in ay u adkeystaan kadeedkiisa,

Comments

comments