Deg Deg: Wariye Caan ka ah oo kasoo shaqeeyey Laanta Afsoomaliga ee BBC-da oo Xisbiga Waddani ku biiray Balse waa Kuma

Date:

Aadan Nuux Dhuulle oo ka mid ah wariyayaashii muddada dheer ku soo qaatay Laanta Afka Somaliga ee Idaacadda BBC-da ayaa isna si shaki la’aan ah uga soo dhex muuqday fagaarayaasha Xisbiga Wadani, isagoo ka qayb galay shirar Xisbigu yeeshay.

Aadan Nuux Dhuule waxa uu hore xil uga soo qabtay Xukuumadda Kulmiye, isagoo ka soo noqday Safiirka Somaliland ee Dalka Itoobiya, hase yeeshee shaqo ka tagistiisii kadib wax xil siyaasadeed ah oo uu qabtay ma jirto, waxaanu wakhtigan u muuqdaa mid u tafaxaytay siyaasadda.

Inkasta oo aanay labada Wariye midkood-na wali caddayn inay labada Xisbi ku kala biireen, hadana waxa muuqata inay saamayn weyn ku leeyihiin ololaha ay wadaan labada Xisbi haddii ay noqoto Talooyinka hoose iyo haddii ay noqoto inay ololaha toos uga dhex muuqdaan-ba, taasoo loo fasiran karo inay Hiigsanayaan Hayaanka siyaasadeed ee Manaasiibta kala duwan ee labada Xisbi ku Muunayn doonaan taageerayaashooda kolba koodii ku Guulaysta Talada Dalka.

Sidoo kale, Waxa iyana jira wariyayaal farabadan oo wakhtigan la kala safan labada Xisbi, kuwaas oo qaarkood shaqooyin kala duwan ka hayaan Xukuumadda iyo Xisbiga Wadani, gaar ahaan guddiyadda Ololayaasha labada Xisbi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...