Deg Deg: Al-Shabab Oo Hada Dagaal Kula Wareegtay Gobalo Ka Tirsan Somaliya

Al-Qaeda linked al-shabab recruits walk down a street on March 5, 2012 in the Deniile district of Somalian capital, Mogadishu, following their graduation. The walls of the former Shebab base in Baidoa, Somalia, are littered with rudimentary drawings of machine guns and tanks, a note reading "Fear God, don't write on these walls" and a sketch of an Al-Qaeda flag, homage to the rebel group's international allies. The crumbling building is now occupied by Ethiopian troops who nearly two weeks ago forced Shebab rebels out of Baidoa, their former Shebab stronghold and Somalia's third-largest city. AFP PHOTO/Mohamed ABDIWAHAB (Photo credit should read Mohamed Abdiwahab/AFP/Getty Images) ORG XMIT:

Dagaalyahannada Al Shabaab ayaa saaka dagaal xooggan kula wareegay Degmada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo, sida dadka deegaanka ay sheegeen.

Al shabaab ayaa dhinaca bariga ka weeraray Degmada Beled Xaawo, waxaana dagaalka uu ku bilowday weerar is-qarxin ah, kaddibna waxaa xigay dagaal toos ah.

Ciidamadii maamulka Jubbaland ee ku sugnaa degmadda, ayaa markii dambe isaga-baxay, waxaana hadda degmadda guud ahaan gacanta ku haya Al Shabaab.

Ciidankii ka baxay degmadda ayaa waxaa ay u suganyihiin dulleedka degmadda, halkaas oo la sheegay in uu ka socdo babaabul ballaaran oo ciidanka ay waddaan.

Xaalad kacsanaan ah, ayaa saakay ka jirta Degmada Beled Xaawo, waxaana xiran goobaha waxbarashada iyo ganacsiga.

Horaantii bishan Al Shabaab ayaa sidan oo kale weerar xooggan ugu qaaday deegaanka Buula-gaduud oo dhacda dulleedka magaalladda Kismaayo ee xanunta maamulka Jubaland.

Comments

comments