Arsene Wenger ayaa gaarya go’aan uu kursiga keydka ku dhigayo Alexis Sanchez – kaas oo si farxad ku jirto u dhameystay tababarkii kooxda ee ka hor kulanka galabta.
Lacazette iyo Kolasinac ayaa dib ugu soo laabtay safka hore ee Arsenal, waxeyna seegeen xasuuqii Liverpool ee todobaadkii sadexaad.