Dawladda somaliland ayaa shaacisay in ay Ciidamo u diraan Waddanka uu ka socdo xasuuqa badani ee Barma,
Sidaasi ayaa waxaa sheegay Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye “Nacnac” oo ka tirsan mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland ahna Xildhibaanadda ugu dhow Aqalka Madaxtooyadda somaliland.
Xildhibaanka ayaa imika shaaciyay arrinkani waxaanu sheegay in somaliland ay dirayso tiro Ciidan ah oo gaadhaya Shan kun oo Askari.
Geesta kale Somaliland ayaa ka dalbatay Waddanka Turkiga in ay Diyaaraddo u soo diyaar daabula Saanadda iyo Ciidankan
Ciidanka ayaa ka barbar dagaali doonto Ciidamadda kale ee ay dirayaan Turkiga iyo waddanmada muslimiinta ahi.
Hadalkan Xildhibaanka marka laga yimaado ma jiro wax war ah arrinkan ku saabsan oo wali Xukumadda Somaliland ka soo baxay.
Goordhaw Fillo Muuqaalkan oo Dhamaystiran