Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo sheegay inay Taageersanyihiin Go’aankii lagu doortay Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Baashe Maxamed Faarax. Islamarkaanna wuxuu farriin digniin ah u diray XIsbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo uu ku tilmaamay xisbi wadda fadqalalo nabad-galiyadda waxyeelaya.